Baro SEO Strategy, Content Marketing & Topical Authority. 156+ video lessons, real-world projects, with in 6 Months iyo lifetime access.
100+ students enrolled
Public video from Bigsheey Online
Featured channel content
0
Pro Courses
0
Video Lessons
0
Active Students
4.8
Avg Rating ⭐
Baro SEO strategy-ga oo dhan — keyword research, on-page SEO, technical fixes, iyo growth execution. Af-Soomaali oo dhan, bilowga ilaa heerka sare.
Topical authority building, semantic clustering, internal linking strategy, iyo SERP growth systems. Course-kan waa advanced SEO roadmap.
SEO content writing, search intent mapping, on-page optimization, iyo content briefs dhammaystiran.
ALL in One Bundle-kan wuxuu isku daraa keyword research, technical SEO, content writing, iyo ranking systems.
Local SEO course-kan wuxuu diiradda saarayaa Google Business Profile, local citations, maps ranking, iyo review strategy.
Software-yada ugu muhiimsan ee industry-ga SEO-ga — dhammaantood ayaad baran doontaa.
Qiimo yar, laakiin waxa aad heli doontaa way ka badan tahay waxaad filaysay.
Cashar kasta waa video HD oo si fiican loo sharaxay, Af-Soomaali oo keliya.
Hal mar iibso, weligaa iska daawo. Updates cusub ayaad free ku heli doontaa.
Macallinka toos u weydii su'aal kasta. Jawaab degdeg ah ayaad heli doontaa.
Meel kasta ka daawo — phone, tablet, ama computer. Internet yar ayuu ku shaqeeyaa.
Portfolio aad u dhisato shaqo kuu heli karta — freelance ama full-time.
$5 ilaa $13 oo keliya — la soo xiriir markasta oo aad diyaar tahay. EVC & Zaad.
Waxaan ku siinaa waxa YouTube iyo course-yada kale aanu ku siin karin.
Afar talaabo oo fudud oo bilowga kaa qaada ilaa heerka professional-ka.
Video lessons oo si fiican loo sharaxay. Waqti kasta, meel kasta.
Real-world projects ku tababar — portfolio aad u dhisto.
Macallinka aad weydiin kartaa su'aal kasta oo kugu adkaaday.
Xirfadahaaga adeegso si aad u hesho freelance ama shaqo joogto.
Daawo ardaydii hore oo sheegaya sida course-yadeenu u bedeleen xirfadahooda iyo noloshooda.
Ayaan Yusuf
Waxay ka baratay Bigsheey Online farsamada SEO implementation, maanta-na waxay sameysaa content joogto ah oo online ah.
Sahal Nur
Sahal wuxuu tababarka ka dib bilaabay inuu tafatiro videos macaamiil iyo mashruucyo YouTube ah.
Bilan Aden
Bilan waxay course-ka ka heshay aasaaska ay ku dhisto shaqooyin freelance ah oo la xiriira muuqaal sameyn.
Ardayda kale oo sheekadooda la wadaagaya — adna mid ka mid noqon kartaa ✨
Daawo Dhamaan Video-yadaOgaaw sida barnaamijku u bedelay xirfadaha ardaydeena.
"Branded SEO course-kiisa waa mid aad u fiican. Af-Soomaali oo si fudud loo sharaxay. 2 toddobaad gudahood ayaan SEO implementation bilaabay!"
Ahmed M.
Branded SEO Student
"Topical Authority course-kiisa waa game-changer. Topical maps aanan filaneyn ayaan hadda dhisaa. Lacagtu waa $13 oo keliya!"
Faadumo H.
Topical Authority Student
"ALL in One Bundle iyo High Quality Content Writing labadaba waan ku bartay. Hadda freelance ayaan ka shaqeeyaa content strategy. Qiimaha waa mid aad u jaban!"
Mohamed K.
Content Marketing Student
"WhatsApp support-kooda waa mid aad u fiican. Su'aal kasta oo aan waydiiyay, 30 daqiiqo gudahood ayaa la ii jawaabay. Macallinka waa qof aad u sahal!"
Hamdi A.
Local SEO Masterclass Student
"High Quality Content Writing course-ka wuxuu ii furay albaabka freelancing. Hadda SEO strategy iyo social media posts ayaan u sameyaa clients. Waad mahadsan tahay Bigsheey Online!"
Nasra I.
High Quality Content Writing Student
"Waxaan ku bilaabay aqoon la'aan. 3 bilood ka dib, YouTube channel ayaan furay oo content professional ah ayaan sameeyaa. Best investment ever!"
Yusuf O.
Content Creator
Course-yadeena ka dib, ardaydu waxay sameeyaan projects heerka professional ah.
Professional SEO case studies oo YouTube channel-ka Bigsheey ka yimid
Animated intros, transitions, iyo visual effects oo qurux badan
Content briefs, keyword clusters, meta strategy, iyo SEO plan oo complete ah
Portfolio complete ah oo aad ku bilaabi karto freelancing iyo shaqo
Ardaydeena 89% waxay helaan clients SEO ah 3 bilood gudahood
Bigsheey waa wejiga ka dambeeya aqoonsiga cusub ee Bigsheey Online, isaga oo isku daraya SEO systems, practical case studies, iyo natiijooyin la cabbiri karo.
Rebrand-kan wuxuu website-ka la jaanqaadayaa muuqaalka iyo aqoonsiga rasmiga ah ee kanaalka `Bigsheey Online`, iyadoo magaca founder-kana noqday Bigsheey.
5
Courses
100+
Students
4+
Years Exp
Xirfadahan waxay kuu furaan career-ro kala duwan oo demand badan.
Websites, local businesses, niche blogs, iyo ecommerce projects.
Site audits, indexing fixes, crawl optimization, iyo Core Web Vitals.
Search-focused articles, keyword clusters, iyo conversion copy.
Social media content, vlogs, reels, iyo brand partnerships.
Haddii aad qabto su'aal aan halkan ku jirin, WhatsApp nagala soo xiriir.
Kaliya course-yada ma aha — bulsho firfircoon ayaad ka mid noqon doontaa.
Arday iyo macallin isku group ah. Su'aalo, tips, iyo motivation maalin kasta.
Ardayda kale wax ka baro, fikradaha wadaag, oo is dhiiri geli.
Course-yada waxaa loo cusbooneysiiyaa joogto ah — free lifetime updates.
0
Active Members
0
Success Stories
0
Support Available
🇸🇴
Made in Somalia
Ku biir boqolaal arday oo horay u bilaabay safarkooda SEO-ga. Bilow maanta!
Your account is ready. Save your credentials below.
📧 Also sent to your email
✓ Enrolled · Lifetime Access
⚡ Demo — no real payment was made