Su'aal, fikrad, ama caawin — waxaan halkan u joogna adiga. Noogu soo dir fariin hoos ama naga soo garaac WhatsApp.
Ugu dhakhsaha badan — reply 1 saacad gudaheeda
Kanaalka rasmiga ah ee brand-ka cusub
Online Academy — Caalamka oo dhan waa la heli karaa
Buuxi form-ka hoose, waanu kugu soo jawaabi doonaa sida ugu dhakhsaha badan.
1 Sidee ku bilaabi karaa course?
Ka tag courses page, dooro course-kaaga, oo ku bilow enrollment-ka. WhatsApp-na waa noo soo dir kartaa.
2 Lacagta sidee loo bixiyaa?
EVC Plus, Zaad, eDahab, iyo Western Union. Nala soo xiriir WhatsApp si loo kuu caawiyo.
3 Certificate ma helaa?
Haa! Course kasta markaad dhameyso waxaad helaysaa Certificate of Completion.
Mahadsanid, !
Fariintaada waan helnay. Waanu kugu soo jawaabi doonaa 24 saac gudaheeda.
Wuxuu isku xirmi doonaa 8s
Online academy — laakiin aasaas ahaan waxaan joogaa Muqdisho, Soomaaliya.
Ogaaw sida barnaamijku u bedelay xirfadaha ardaydeena.
"Branded SEO course-kiisa waa mid aad u fiican. Af-Soomaali oo si fudud loo sharaxay. 2 toddobaad gudahood ayaan SEO execution bilaabay!"
Ahmed M.
Branded SEO Student
"Topical Authority course-kiisa waa game-changer. Topical maps aanan filaneyn ayaan hadda dhisaa. Lacagtu waa $13 oo keliya!"
Faadumo H.
Topical Authority Student
"ALL in One Bundle iyo High Quality Content Writing labadaba waan ku bartay. Hadda freelance ayaan ka shaqeeyaa content strategy. Qiimaha waa mid aad u jaban!"
Mohamed K.
Content Marketing Student
"WhatsApp support-kooda waa mid aad u fiican. Su'aal kasta oo aan waydiiyay, 30 daqiiqo gudahood ayaa la ii jawaabay. Macallinka waa qof aad u sahal!"
Hamdi A.
Local SEO Masterclass Student
"High Quality Content Writing course-ka wuxuu ii furay albaabka freelancing. Hadda SEO strategy iyo social media posts ayaan u sameyaa clients. Waad mahadsan tahay Bigsheey Online!"
Nasra I.
High Quality Content Writing Student
"Waxaan ku bilaabay aqoon la'aan. 3 bilood ka dib, YouTube channel ayaan furay oo content professional ah ayaan sameeyaa. Best investment ever!"
Yusuf O.
Content Creator
Haddii aad qabto su'aal aan halkan ku jirin, WhatsApp nagala soo xiriir.
Haddii aad rabto jawaab degdeg ah, WhatsApp noogu soo dir. Reply 1 saacad gudaheeda!
WhatsApp: +254796161470